Thursday, October 25, 2012

waxaa mahad oo dhan u idlaatay allah subxaanka ah ee nasiiyay nolosha iyo fursad aan ku camal fallana, walaalayaal bogaan cusub waxaan ugu tala galay inaan waxii aqoon amaba su'aalo diini iyo jawaabahooda inaan  ku soo gudbiya aniga oo la kaashanaaya dhalanyar badan oo diinta iga aqoon badan iyo wadaada soomaaliyeed.
fadlan waxii fikrada ah waxaad igu soo hagaajin kartaa ciwaanka ah isse85@gmail.com